Erdogan oo xabsiga u taxaabay Saraakiil qorsheynayey afgembi cusub

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku eedeeyey tobaneeyo taliyeyaal hore oo ciidamada badda ah inay isku dayeen afgambi siyaasadeed. Saraakiishan hore ayaa ka hor yimid qorshaha uu Erdogan ku dhisayo marin-biyood isku xira Badda Madow iyo Maditarenianka. Booliiska ayaa xiray 10 taliye oo ciidamada badda ah, kuna amray afar kale inay isa soo … Continue reading Erdogan oo xabsiga u taxaabay Saraakiil qorsheynayey afgembi cusub